Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Dhuusomareeb iyo ciidankii Ahlu Sunna oo….

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaa shalay ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo wadajira iyo xooggag taabacsan kooxda Ahlu Sunna. Dagaalkii ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ayaa dhaliyay khasaaro badan oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah, dagaalka ayaa sidoo kale dhaliyay in laga barakaco … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Dhuusomareeb iyo ciidankii Ahlu Sunna oo….